Xarunta Hidda Bile Oo ka Kooban Beer iyo Maqaaxi oo Laga Furay Degmada Guriceel

0
113

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Beertaan oo loogu magac daray hide Bile lagana helo wax yaabaha dadka soomaaliyeed dhaqanka u ah ayaa laga furay degmada guraceel ee gobolka galgaduud munaasabada furitaanka ayaa waxaa kaqayb galay Gudoomiye kuxigeenka maamulka degmada guraceel iyo xoghayaha Dowladda hoose Bashiir Maxammed Salaad iyo Xubnaha maamulka degmada guraceel odayaasha dhaqanka culimo udiin dhalinyarada haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Guriceel

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liibaan Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here