Xarunta Jamacad cusub oo laga dhagax-dhigay Magaalada Gaalkacyo.

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ka dhagax dhigay dhismaha xarunta Jaamacadda Imaamu Shaafici qeybteeda Mudug,

Dhagax-dhigga xaruntan waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Gaalkacyo, maamulka jamacadda iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here