Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Deegaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xarigga ka jaray xarunta tababaradda Wasaaradda Bay’ada, taas oo laga hirgaliyey magalada Baydhabo waxana loogu tala galay xarunta in beeraleyda lagu baro qabsiga isbeddelka cimilada.
Wasiirka wasaaradda deegaanka maamulka koofur galbeed Somali ayaa sheegey in hirgalinta xarunta baahi weyn loo qabay xilgan la jogo.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf