Xaruun Lagu iibiyo dhamaan qalabka Ciyaaraha Oo lagu Furay Magaalada Baydhabo

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xaruun Cusub lagu magacaab Brothers_Sports ayaa lagu daah furay magaalada Baydhabo, waxaana lagu iibinayaa dhamaan qalabka Sportska sida Kobaha Cayaaraha,Funaanadaha Kooxaha iyo In kale Oo loogu Tala galay Cayaaraha.

Waxaa Furinta Ka soo qeyb qalay Maamulka Gobolka Baay, xiriirka Kubadda cagta KGS iyo Bahda Cayaaraha Baydhabo.

Warkaan waxaa soo jeedineysa:-Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here