Xeryaha barakacayaasha Galkacyo oo laga bilabay Tallaalka Cudurka Jadeecada.

0
107

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ka bilowday ololaha tallaalka Cudurka Jadeecada.
Waxana ololaha tallaalka cudurka Jadeecadda laga bilabay qaar ka mid ah Xeryaha barakacayaasha ee ku yalaa magalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug.

Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here