Xidiga Martín Zubimendi oo diiday ku biirista kooxda Liverpool

0
126

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Real Sociedad ee Martín Zubimendi ayaa ku wargaliyey  Liverpool in uu ku bireyn.

Liverpool ayaa si aad ah u doonaysa Xiddiga khadka dhexe Si ay ugu xoojiyaan kooxda.

Reds ayaa xitaaa diyaar u ahayd in ay bixiso lacagta lagu bur-burinayo heshiiska.

Laakiin xiddiga Martín Zubimendi ayaa iska diiday kooxda Liverpool.

Martín Zubimendi ayaa go’aansaday in uu sii joogo kooxdiisa Sociedad.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here