Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka BFS oo 7-neef oo geel ah ku wareejiyay CXd iyo kuwa deegaanka Xarardheere.

0
14

Xildhibaan Xiris Aadan, oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), ayaa ugu deeqay 7-neef oo geel ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo mujaahidiinta deegaanka ee ku sugan magaalada Xarardheere. Deeqdan ayaa ujeedadeedu tahay dhiirrigelinta iyo garab istaagga si ay ugu ciidaan maalmaha farxada ciidul adxa awaygeed

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here