Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Galmudug oo dadka deegaanka Xero-dhagaxlay kala hadlay joojinta xaalufka dhirta.

0
76

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer) Xildhibaan Xuseen Maxamed Tahaliil ”Calool-geel” oo booqasho ku tagay Deegaanka Xera-dhagax-ley ee bariga gobolka ayaa Bulshada deegaankaas kala hadlay dhorista deeganka iyo joojinta xaalufinta Dhirta.

Xildhibaanku waxaa uu shegay in deegaankaas ay saamayn xooggan ku leedahay jarista dhirta isagoo bulshada kula dardaarmay inay ballan-qaadaan joojinta xaalufinta Deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashiir Maxamed Salaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here