Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa isbeddel laga dareemayaa Garoommada sallaxyadda magalaada Dhusmareeb ee caasimadda Galmudug xilliga bisha Ramadan.
Hashim maxamad maxamuud oo maamule ka ah mid kamid ah garoomada sallaxa ah ayaa Radio Daar-Dheer uga warramay isbedelka ku yimid goobaha ciyaraha Dhuusamareeb.
Warkaan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yuusuf.