Xiriirka kubada cagta Dhuusamareeb oo codsaday in laga tageero qabashada tartamada kubada cagta degmada.

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Abdijalil Nor Ahmed Gudoomiyaha Xiriirka kubada cagta Dhuusamareeb oo wareysi siiyey Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in bisha ramadaan kadib qorsheynayaan qabashada tartanka kooxaha heerka 2aad ee casimada waxase uu wasaarada Ciyaaraha Galmudug maamulka caasimada iyo Ganacsatada Dhuusamareeb ka codsaday in ay katageraan qabashada tartamada kubada cagta.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here