Xoola dhaqatada gobolka Hiiraan oo saameyn kala kulmay abaaraha ka jira dalka

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abaarta ka jirta qeybo badan oo kamid ah dalka ayaa saameyn xoogan u geeysatay xoola dhaqatada gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanada hoosyimaada magaalada iyadoo xoolo badan aay u dhamaadeen daaqsin la-aan .

Abaarta ayaa saameynta ugu badan waxaa kala kulmay Lo-da iyo ariga kuwaasi oo qaarkood waayay tabar ay ku istaagaan maadama aysan heeysan dhir ay daaqaan.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here