Xujeey Soomaaliyeed oo lagu soo dhaweeyey magaalada Makka ee dalka Sacuudiga

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Boqolaal Xujey Soomaali ah ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarrama, iyagoo qeyb ka ah safarkooda xajka sanadkan 1446H/2025M.
Soo dhoweynta ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Sacuudiga, safaaradda Soomaaliya ee Riyaad, iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Makka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here