Xukuumadda Federaalka oo ku dhawaaqday in ay qaadaneysa saddex kun oo Macallimiin horleh

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili dhawaan marki ugu horeysay dowlada soomaaliya qadatay 3 Kun oo macalimiin dowlada mushaar ka qaata kana shaqeya dugsiyada dowlada ee ardeyda sida bilaashka ah ardeyda wax logu baro ayaa hadana markale dowlada soomaaliya waxa ay sheegtay in ay shaqaleysiin doonto sadex kun oo macalimiin cusub ah hadana.
Wasiirka waxbarashada XFS Mudane Farax Sheikh Abdulkadir ayaa ka hadlay muhiimada ay u leedahay tayeynta waxbarashada dalka.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here