xusaayay maalinta Caalamiga ah ee dabargoynta Dabeysha oo Muqdisho lagu qabtay.

0
102

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS mudane Dr-Ali Haji aadan ayaa Muqdisho maanta uga qeybgalay munaasabad lagu xusaayay maalinta Caalamiga ah ee dabargoynta Dabeysha.

Wasiirka  Caafimaadka Soomaaliya oo hadal ka jeediyey ayaa sheegay in soomaaliya laga ciirbtiray dabeysha walina dowlada soomaaliya wado dadaalo lagu doonayo in dalka markale laga helin cudurkaas.

Codka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here