Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha Adduunka, taas oo la xuso sanad walba 22-ka Maarso. Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sarre, sida Wasiir Ku Xigeenka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Wasiirka Qorsheynta, Wasiirka Caafimaadka, iyo guddoomiyayaasha iyo xubno ka tirsan Aqalka Sare.
Warkaan Waxaa Faah faahinaa= Abdulahi Abdulkadir Nor