Xuska maalinta caalamiga ah Gabdhaha ICT-ga oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho.

0
14

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo loo dabbaal-degayo xuska maalinta caalamiga ah ee la wayneeyo barashada gabdhaha ee ICT-ga ayaa munaasabad arrintaas ku saabsan waxaa lagu qabtay magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.

Hay’adda isgaarsiinta qaranka ayaa soo qaban-qaabisay munaasabaddan oo ay ka qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here