Xuska maalinta Kansarka adduunka oo lagu qabtay Garowe

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda caafimaad maamulka Puntland ayaa soo qaban-qaabisay munaasabad ku saabsanayd xuska maalinta caalamiga ah ka hortagga iyo wacyigelinta cudurka Kansarka oo dhibaato dunida ku haya.

Munaasabaddan oo ay ka qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo dad khibrad u leh xanuunkan ayaa laga jeediyay hadallo wacyigelin ah iyo warbixinno ku saabsan xaaladda cudurka Kansarka ee dalka.

Abdidahir Garad Ali ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here